FX:USDCAD   美元/加元
Sida iimuuqato waxaa sii socdo hoos udhicii kuyimid USD pair sababta ah ayaa kadib hoos udhicii jimcihii kaas ayaa waxa awood dheeri ah dib uhesháy lacagta CAD ee loo yaqaano looniee.

Lacagta CAD ayaa jimcihii heshay awood kadib wararkii kasoo baxay wazaaradha shaqaalaha halka USD dhankeedo uu hoos udhac kuyimid






DIGNIIN:

Suuqa forex waxa uu qasaaro weyn ugeeysan karaa Hantidaada, haku degdegin adigoon aqoon dheeri ah uyeelin.
免责声明

这些信息和出版物并不意味着也不构成TradingView提供或认可的金融、投资、交易或其它类型的建议或背书。请在使用条款阅读更多信息。