FX:EURUSD   欧元/美元
waxaa larajeynaa in Eur eey sii gaari doonto xaga hoose .
Sida aad ujeedaan waxaad arki kartaan analska saacad laha.

waxaa jiro 3 uu tilmaamyo suuqa halka uukusii socdo,
targetka ayaa noqon doono Weakly Support.



waxaan isticmaalay:
Support
Resistance
Moving Average




Digniin:
Haku degdegin suuqani aqoon la aan, waxaa uu baabin karaa dhaqaalahaaga oo idl.
免责声明

这些信息和出版物并不意味着也不构成TradingView提供或认可的金融、投资、交易或其它类型的建议或背书。请在使用条款阅读更多信息。